Malaayiin Lacag ah oo lagu qoray Erey Khalad ah iyo Go’aan laga soo saaray

Bangiga dalka Australia ee loo soo gaabiyo RBA ayaa daabacay lacagta 50-ka dollar ee dalkaasi, waxaana lacagtan cusub ee la daabacay dhawaan lagu arkay erey si khalad ah loogu qoray. Lacagta bangiga daabacay oo gaareysa malaayiin Dollar ayaa si khalad ah loogu qoray Ereyga “responsibility”. ama Masuuliyad , waxaana lacagtan ay ku faaftay guud ahaan dalka … Continue reading Malaayiin Lacag ah oo lagu qoray Erey Khalad ah iyo Go’aan laga soo saaray